QIIMAYNTA / QOFKA
ma umalynaysaa inuu qofku dhasho isagoo qadarin iyo qiimayn leh?
laakiin maaha arintu sidaas hana moodin inuu qofku soo isaga oo la tix galiyo ama ay dadkoo dhan wada
jecelyihiin. ee waa wax la kasbado lana gaadho marka la maro dadaal iyo Daal badan ka dib
"waana kuwan qodobo aan ku tilmamayo sida dadka loo kasbado loo guna yeesho dexdooda maqaam sare
1)is bar inaad dhagaysato qofka kula hadlaya.waliba baro habka wax loo dhagaysto inta aadan baran habka loo hadlo.
2)badi dhoola cadayn.waji furnaanta
3)si dhah ah iyo daacadnimo ku jirto u amaan qofkii uqalma Adiga oo ka madhan laba wajiilenimo
soo jiidasho.iyo nifaaqnimo
4)ula dhaqan dadka sida aad jeceshahayn in la guula dhaqmo Adiga
5)Badi salaanta. waayo salaantu walaaltinimada ayay xoojisaa
OBEDIENCE TO THE SOU
UHOGAANSANKA / NAFTA
ugaansamida Nafta waxaa lagu tilmaama inaa aadan is ka caabin karin waxay naftu ku farayso laakiin
aan haba yaratee wax dan ah kuugu jirin naftu uun jeceshahay
tusaale : sida iska dhex wareegida baraha bulshada tiktok facebook iyo meelaha kale wax laga
daawado ADIGA wax aad ka faaiidyso mala han kaliya nafta ayaa iska jecel uun lakiin Adigu aad
jeclaan lahayd inaad joojiso hadana aadan joojin karin
ORAAH UU YIDHI DR,MUSTAFA MAXAUUD / UNA DHASHAY DALKA MASAR
*waan iska caabinaynaa waxa aan jecel nahay inaan samayno
sida: Hurdada wahsiga iska fadhiga meel aan wax dan ahi kuugu jitrin,
inaad iska caabiso waxa ay naftu jeceshahay sida inaad cadow iska caabinayso una dulqaadato
samaynta waxa ay naftu neceb tahay laakiin dantada ah
sida subaxdii xili hore hurdada ka kacdo aadna qabsato Howlahaaga
*XAKAMAYNTA NAFTA: waa buundada aad umarayso adkaysiga Dadnimada,
maalimkaad naftaada. hogaanka u qabatoAyaad Gali Albaabka dadnimada waxaadna noqonaysaa
xaqiiqdii qof jira oo dhaba hadaba walaalayal aan huradada ka kacno una istaagno nafteena.
*QALAD AAD GASHAY ADIGU
khalad aad Gashay wali ma tidhi khaladkaan anaa galay oo dusha masaratay mas.uuliyadiisa
WAA Xuduudka udhexeeya DADNIMADA iyo DADNIMO XUMIDA
in aadan been sheegin oo aadan cid kale ee dayn Hadii cid kale dusha usaarayso wax aad adiga
samaysay Adigoo ka cararaya mas.uuliayadaas xitaa shay yar ha ahaa dee
TAAS waxay kuu cadaynay saa inay shaqsiyadada iyo dadnimadaada ay tahay mid aad uliidata
MAR KALE WALAAYALAAL AAN FADHIGA KA KACNO OO AN U ISTAAGNO NAFTEENA
0 Comments