GUUSHA & GUUL DARADA
waa maxay guul daradu?
guul daradu waa dhacdo ka mid ah nolosha bani aadamka taas oo kugu hagta guusha
ma la yaabtay sababta keenta in aad guul daraysto marar badan adigoon ogayn sababta
keentay guuladaradaada.
Qoraal kaan waxaan kugu soo gudbianayaa qodobo dhawr ah oo aad uga hortagi karto
guul darada
Arintaan ayaa ah mid aad u muhiim ah dadku badanaa marka ay rabaan inay guul ka garaan
Hdafyo ay lahayeen marka ay guul darays taan ama caqabad ka hortimaado isla markiiba waxay
bilaabaan inay ka niyad jabaan oo aysan ki mintidin hadaf kooda waa arain muhiim ah inuu qofku
ku mintido waxa uu rabo inuu guul ka gaadho.
> ka fogow inaad noqoto qof aan dabaal dagin. Hadi aad mar gaarto qayb ka mid ah hadaf kaaga
samee dabaal dag oo la wadaag dad ka aad jeceshahay si nafsadaada aad u dareento inaad hore usocoto
Hadafka aad gaarto haba yaraado ama in ta uu rabo ha leekaadee, farxadu waxay kuu sababi kartaa
inaad hore usii usocoto
0 Comments