DHINACA MAOW EE NIDAAMKA WAXBARASHO / QAYBTII LABAAD
maan oo uu aduunku horumarayna isla nidaamkii ayaan ku jirnaa
waxaa lagu leeyahay subaxa hore soo kalah adigoon hal daqiiqo soo habsaamin
waxaa lagu amrayaa inaad kursi fadhiisato Afkaagana qabsato
meeshaasna waxad fadhiyaysaa saacado badan Adigoon wax dhaqdhaqaaq ah samaynayn
Gambalayl ayaa mar walba dhagahaaga ka qaylinaya kuu sheegaya xiliga aad bixi lahayd
iyo xiliga aad soo gali lahayd
midaas laga yaabo inaan badan keenu wax iska caadi ah aynu unaqaano
lakiin Arinku saas maaha ee waa nooc laguugu tarbiyaynayo sidii aad unoqon lahayd shaqaale oo kaliya
ROPERT KIYOSAKI
Qoraaga qoray buuga loogu magacdaray AABE FAQIIRA IYO AABE QANIYA
mar uu ka hadlayay school ka waxa uu yiri
school ku waa meel soo saarta jiil loo taba baray inay adoon noqdaan
waxa kale oo uu yidhi
jiil lagu taba baray inay cid kale ushaqeeyaan waxaad moodaa in loo koriyay oo maskaxdooda lagu
shubay inuu Risqigoodu ku jiro inay cid kale ushaqeeyaan inaanay iyagu marnaba ku fikirin inay iyagu
iskood wax usoo saari karaan
midaas oo dhaba kaliya Ardaydeena waxaa lagu dhiri Galiyaa inay Natiijo fiican keensadan hadii ay
Rabaan inay shaqo fiican helaan oo mustaqbalkooda waxaa lagu xidhayaa kaliya waxa warqadaas
ku qoran waxa maskaxdooda laga buuxinayaa tartan aan wax faaiido ah lahayn oo ah keen natiijo fican
si aad saaxiibkaa uga horumarto
Balse Xaqiiqda ay nidaamka school iska indho tirayaan ayaa ah inuu qof walba leeyahay Hibo ugaara
WAAYO maskaxda bani aadamka uu ALLAH siiyay waxan marnaba qiyaasi karno maha waana
macquul in qof walboo inaga mida uu baran karo wax walba uu rabo hadii uu niyad dhaba u hayo
hadaba mida aadka u xanauunka badan aya ah in naylaga dhaadhiciyay kaliya nidaamkan school
ayuu mustaqbalkaagu ku jiraa
in badan oo kamida dadka ugu maal qabeensan dunida ugu maskaxda badan
DMAMAANTOOD HAL SHAY AYAY WADAAGAAN OO AH INAY KA TAGEEN NIDAAMKAN
WAXBARSHO EE FASHILKA AH
SIDA:
*QUENTIN TARANTINO
*JOHN LENON
*TOM KANKS
*BENJAMIN FRANKLIN
*ALBERT EINSTEIN
*MARK ZUKERBERK
*BILL GATES
*IYO BOQORADII HORE EE ENGLAND PRENCESS DIANA
intan oo kaliya maaha ee waxaa jira kuwo badan oo iskaga tagay nidaamkan waxbarasho ee fashilka ah
sidaas markaan ku leeyahay ha moodin inaan ku leeyahay ka tah school kaaga ee laakiin
XAQIIQDA AYAA SAAS AH INUU NIDAAM KAN WAXBARASHO YAHAY GOOB
LAGA SOO SAARO SHAQAALE WARSHADEED OO KALITYA
waxay dhamaan dadkaas guulaytay ay dheeraadka ulahaayeen ayaa ah xaamaasad ugaara iyo hadaf
kasoo oo haba yaraatee aan school koodu ka caawinayn
hadaba makula tahay inay waxbarashadooda ka tagi lahayeen hadii uu school koodu ka caawinayo
waxa ay ku haminayaan JAWAABTU WAA MAYA
hadaba dadkaasi waxay dareemeen waxay Arday badan maanta dareemeen oo ah inuu school koodu
dib u celinayo sidoo kalena uu wakhti aad ubadan kadayacayo laga yabaa haday ku dhaqaaqi lahayeen
waxaas maskaxdooda iyo maankooda ka dhex guuxayaa inay ku guulaysan lahaayeen sida dadkaas
oo kale NASIIB WANAAG DADKAAS WAXAY AWOODEEN INAY RIYOOYINKOODA
RAACAAN DHAMAAN TEENA WAAN WADA ARAGNAY WAXAY ADUUNKA KA BADALEN
OO MAANTA FACEBOOK MAAD ISTICMAASHEEN HADII UU ZECKERBARK
SCHOOL KIISA KUSII JIRI LAHAA
LAKIIN nasiib xumo millions Arday ah ma awoodaan midaas
SABABTUNA WAX KALE MAAHA EE WAA DHALINTA MAANTA OO LAGA
dhaadhiciyay inaanay nidaamkaas la.aantiis waxba qabsan karin
LA SOCO QAYBTA SADEXAAD
0 Comments