DHINACA MADOW EE NIDAAMKA WAXBARASHO
MARK ZUCKERBERG:Asaasaha shirkada FACEBOOK
BILL GATES: Asaasaha shirkada MIROSOFT
LARY ALISON:Asaasaha shirkada ORACLE
EVEN WILIAMS:mid ka mida Asaasaha shirkada TWITER
RACHARD BRANSON:Asaasaha VIRGIN GROUB
STEVE JOBS:SEO gii hore ee shirkada APPLE
hadaba dadkan aan kuu soo sheegay waa qayb kamida dad Aduunka an joogno
ugu maal qabeen san sidoo kalena ugu soo wax soo sarka badan
hadaba dadkam aan kuu soo hseegay dhamaantood hal dhay ayay ka midaysan yihiin
oo ah inay dhaman tood nidaamka waxbarasho is kaga tageen si ay is kood wax ugu soo
saaraan ,
HADABA ma umalaynay saa inay dhamaantood nidaamka waxbarasho uga tagi lahayeen
hadii ay umalaunayan inuu school koodu ka caawinayo waxa ay ku hami nayan WAA MAYA
Dhamaantood waxay dareemeen wax ay maanta dhalinyaro badan maanta dareemeen oo ah
inuu nadaamka school ku dib u celinayo sidoo kalena uu ka celinayo wax badan oo iskood
u qabsan lahaayeen hibana ay uleeyihiin
NASIIB wanaag dadkaasi way awoodeen inayka baxaan nidaamkaas oo ay riyooyinkooda raacaan
DHAMAANTEENA waynu wada aragnay waxay aduunka ka badaleen
HADABA xagay wax ka qaldan yihiin?
hadaba qoraalkan waxaan adinku sheegi doona xaqiiqda dhabta ah ee nidaamka waxbarasho
caalamkan aynu ku nool nahay 50 ki sanoba wuu is badalayaa oo maalin maalinka ka dambaysa
horumar aya lasii Gaadhayaa laakiin wali dhibaatada jirtaa wxay
tahay inaysan nidaamkan waxbarsho aysan haba yaraatee waxba iska badalin ka dib 150 samo
bal iskaba daaye uu isla meeshisii taagan yahay
TALEEFANADA 150 KA HOR
TALEEFANADA MAANTA
GAWAADHIDA 150 SANO KA HOR
GAWAADHIDA MAANTA
NIDAAMKA WAXABARASHO 150 KA HUR
NIDAAMKA WAXBARSHO EE MAANTA
MIDAN oo cadaynaysa in hafakii ugu horeeyay ee loo aas aasay nidaamka waxbarasho uu wali isla
meshiisii taagan yahay
WAXAN AAN KUU SHEEGAYO WAA XAQIIQ SUGAN EE MAAHA HADAL AMA RA.YI
UU QOF IS YIDHI
hadaba maxay tahay sababta loo aas aasy nidaam kan waxbarasho? xaguu se ka yimi?
1)maxay tahay sababta loo aas aasy nidamkan waxbarasho
=HAdaba aynu dib ugu laabano qarnigii 19 aad wakhtigaas oo ay warshaduhu aad u horumarayeen
taasoo keentay in aas aasashaashii warshaduhu ay ubaahdaan shaqaale badan kuwaas oo amarkooda
Adeeca sidoo kale ha ka reebin ganacsatada iyo maal qabeenada ku waas oo lacago badan ku bixiyay
sidii loo aas aasi lahaa nidamkan school kaas oo lagu barayo ardayda siday unoqon lahaayeen kalia
shaqaale warshadeed oo adeeca amarka madaxdooda oo kaliya
AYAGOO ku raacsanaa aas aasayaashii warshadaha waqtigaas sidii ayaana dhacday oo gudi ka kooban
10 qof ayaad dajisay nidaamkan school oo ah inay Ardaydu ku jiraan schoolka mudo 12 sano ah
hadaba nidaankan aan ku jirno illaa maanta waa nidaam ay dajiyeen 10 nin 150 sano ka hor
2)nidaamkaas oo asal ahaantii ka yimaday EUROPE gaar ahaan PRUSSIA GERMANY
HADABA mida aadka aad u xanuunka badan aya waxay tahay in nidaamkii 150 sano ka hor la dajiyay
uu wali meeshiisii taagan yahay oo ayna haba yaraatee waxba iska badalin
NIDAAMKAAS OO UJEEDKIISU SIDII LOO HELI LAHAA SHAQAALE ADEECA AMARKA
MADAXDOODA OO KALIYA
MEESHII LAGA SOO SAARI LAHA DAD MADAX BANAAN OO XOR AH
LA SOCO QAYBTA LABAAD
0 Comments