90 MAALIN MA KU  BADALI KARTAA NOLOSHAADA 


90 maalin ka dib noloshaada siday noqod doon taa?

maxaase  ku dhacaya noloshaada 90 maalin ka dib ?

talow qof noocee ah ayaad noqonaysaa?

90 maalin ka dib maanta laga bilaabo hadii aad 1.2. and 3 smayso 1.2,and 3 aad ka istaagto

talow 90 maalin ka dib dadka kula nool may dareemi inaad ka fiicnaatay sidii hore

inaad qof kale noqotay in qofkii dhac-dhaca badnaa sidaan ahaa mar walna maqnaa  aanan 

hadli karin micnaha noqday qof kale talow MACQUUL MIYAA ARINKAAN 

waxaan kuu hubaa 90 maalin ka dib waa 3 milood dad ku inay dhihi doonaan qofkii aan naqaanay 

qof aan ahayn ayaad noqotay  micnaha dhinac xun maahan waxaad noqotay qof fiican 

mudanayaal iyo marwooyin  ma maqasheen ROUTINE ka ay ku magacaabaan 90 maalin

oo caalamiyan loo adeegsado TUSAALE AHAAN aan dhahno qof  maandooriye cuna  ama raba

caado xun inuu ka baxo rabo inuu CAADO fiican kasbado  waxay dhahaan 90 maalin hadii ay 

kasoo wareegto ama shay cusub 90 maalin aad ku socoto waxay ka dhigantay micnaha masaafo

dheer inaad jartay 


su.aal ayaa laga yaabaa inaad iswaydiiso?

MAXAA LOO YIDHI 90 MAALIN?

micnaha maxay u ahaan wayday 100 maalin ama ka badan 

sababta loo yidhi waa  aan dhahno 90 maalin waqti badan ma ahan sidoo kale waqti yar ma ahan

waa waqti aad kusoo kabsan karto sidoo kale waa waqti aad kusoo cifan karto  

micnaha waqti aad ku soo dhalan karto sabatoo ah markaad isbadal samaynayso noloshaan 

Arinku wuxuu umuuqdaa sidii geed dhalanaaya oo kale micnaha 90 maalin waa kasoo kabsasho

fiican   sifiican ayaad uga soo kabsanaysaa shaygaas  sidoo kale waxaad Awoodaa caado inaad 

dhaliso waliba mid fiican 


waxyaabo badan ayaan kula wadaagi doonaa 

1,biyo qabow ku maydho subaxii  

faa.iidada biyaha qabow ee subaxii lagu maydho aad ayay ubadan yihiin had ka hadli mayno

lakiin waxaan isku dayayaa inaan mawduuc inaan kasoo sameeyo

2,maskaxdaada ayaad ilaashataa 

waxaad ka fiirsataa waxaad daawanayso  waxaad iska ilaalisoo yacnii muuqaalada aanan

fiicnayn waxay doonaanba ha ahaadaane  KA DIBNA WAXAAD DAAWATAA WAX KU 

ANFACAAYO 

daqiiqadaas ma dareemi kartid faa.iidada ay kugu soo kordhinayaan  90 maalin ka dib isbedel wayn

ayaad dareemaysaa

sidoo kale aan dhahno  waxaad Akhrisaa 5 page si joogta ah  laakiin 90 maalin ka dib ma 

Aaminaysaa inaad Akhriday 450 page 

3. aan dhahno social media ayaa yaraysay 

hadii isticmaali jirtay 5 hours  waad ka yaraysay waxaad isticmaashay 2 hours kaliya  maalintii

yacnii waa shay ilaa heer macquul ah saamaynteeda daqiiqadaas ma dareemaysid laakiin 

90 maalin ka dib waxaad dareemi doontaa isbadal wayn  

4,waxaad muhiimad waynsiisaa caafimaad kaada waxaad cunayso murugtaada  noloshaada 

ayaad la socotaa  micnaha diga ka bani Aadam ahaan jir kaliya ma tihid xaalad nafsiya 

oo ubaahan in la ilaaliyo ayaad leedahay  

micnaha naftaada caafimaad kaaga inaad ka warqabto waa shay aad umuhiim ah