Wax Aadan Awoodin Dusha  ha Saaran 

*maxaad uqaadaa balan  adan kasoo bixi karin?

*maxaad Dusha ugu wadataa Dambi aad mar hore ka towbad keentay?


Dareen inaad dambiile joogta ah tahay  oo Arinkaan xitaa uu saamayn

ku yeelanaayo Qaabka aad u cibaadaysa nayso iyo Aragtida Aad ku Fiiri

Nayso naxariista  ILAAAY


maxaad isugu mashquulisaa dadka oo dhan inay Hagaagaan?

shay aan Adiga Gacantaada ku jirin aad isu saartaa culays dadka oo dhan inay wada

saalixiin noqdaan?

Mxaad isugu dhajisaa xiriir sanado iyo sanado cadaab ah ku Galiyay?

Hami habeen iyo maalin ah ilaa Aad Qarka ufuushay inaad Halaahsanto

laakiin aad wali isaga jirto sidii in qadartaada Aduunkaan uuba yahay xaaladas 

cadaabka aan ku tilmaami karno 

maxaad ahmiyad wayn usiisaa sida ay dadku u Arkaan Afcaashaada Qaabaka 

noloshaada aad uwadato nolol maalmeed kaada waqti aan ognahay ka dharagsanahay 

dadka oo dhan inaan la Raali Galin Karin Arinkan ma Awoodid Adiga Allah kaama 

dalbanin inaad isku mashquuliso 


TAASOO  AH INAAD  DUSHA SAARANAYSO  SHAY AADAN   ADIGA  AWOODIN 

TUSAALE

Hadii aad Aragto Qof micnaha wax xun samaynaayo aad naftaada dhaleecayso sida 

inaad Adiga samaysay oo kale Adiga inaad mas.uul ka Tahay Qofkaan 

shay aan micnaha gacantaada ku jirin markale 

ISA SAARIDA  CULAYS  AADAN  AWOODIN 

Sida inaad ILAAHAY kula xisaabtamayso oo kale Qaabka ay noloshaan iyo Qadartiisa ay usocoto


inaad dadka Adiga kaalmayso Hadal wanaagsan iyo wixi aad Awoodo 

iyo

inaad Dusha Saarato mas.uul sida inaad ka tahay  oo kale noloshooda inaad socod siiso 

Runtii waa shay xanuun badan Aadna Awoodin 


 KAROSHI

1969 KII  DALKA  JAPAN 

waxaa la Diwaan Galiyay Dhimashada nin dhaliyaro 29 sano jir ah 

dhimashadaas waxay  Bilow u Ahayd Xaalad ilaa maanta Da;kaas looga yaqaan KAROSHI


dhimashada cadaadiska  shaqada Awgeed 3 Doctor oo Dalkaas udhashay ayaa markii ugu 

Horaysay book Alifeen ku Diwaan Galiyay 1982 

book  ku Aadan Dhimashada cadaadiska shaqada ka dib badnida saacadaha iyo 

cadaadiska NAFSIGA AH ee Qofka saaran Qofka shaqaynaayo 

sanadkii ina dhaafay ee 2023 ISDIL IYO SHAY LA XIDHIIDHA KAROSHI 

waxaa UDHIMATAY  DAD  GAADHAYA  3.000 OO QOF 

cadaadis iyo isi saarida shay Ayna Awoodin 


waxyaabaha hamiga ku galinaayo  Runtii  culays wayn ah 

waxaa ka mid ah Dib udhigida Xalinta dhibaatooyinkaaga Adiga shaqsiga ah 

micnaha mashaakil ka noloshan ku soo wajahaayo hadii ay is Gaadhaan

waxay kugu noqonayaan micnaha buur hami ah mar walba aad ka fikirto

yacnii xalkoodana marka dambe uu kugu adkaado 


iyo xitaa wax badan ayaan maqalnay dib ha udhigan howlahaaga maanta aad

qaban karayso bari dib ha ugu dhigan 

micnaha shayga ugu muhiimsan waa XAALADA NAFSIGA   ee ka dhalanaysa 

waxyaabahaas is Dul fuulay waxay kugu noqonayaan culays marwalba aad ka fikirto 

inaad xalisana ay kugu adkaanaysao 

shayga ugu cabsida badan  maaha inaad  dusha uridato wax aadan AWOODIN 

ee DHIBKU WAA   NATIIJADA  KA  DHALANAYSA  

MICNAHA  bur-bur ka kama dambaynta ah ee dhalanaayo 

sida hada dadkaas dhintay oo kale Qofka caadis ayaa saaran wuu iska indho

Tiraa ilaa marka dambe uu gabi aahanba uu dhinto ama uu galo xaalad aad xun