KASOOMIDA  DHAMAAN CADOOYINKA  XUN-XUN

Dopamine fasting  or dopamine detox 

dopamine fasting wuxuu soo baxay  2016 kii  ahayd  markii ugu horaysay

ee la maqlo waana sharxaynaa dabcan 

markuu hore wuxuu si wayn ugu faafay dhexda shaqaalaha shirkadaha waa wayn ee

ee USA ee ku dhex kira technologyujeedka  dopamine  waa ka soomida wax ku 

dareen siinaayo qosol farxad laakiin ma aha qosol iyo farxad sidaad umalaynayso waan 

u iman doonaa sida daawashaada muqaalada qosol ka ah isticmaalida badan ee mobile ka 

ee ka dhaxlayso murugo joogta ah  ama aadan  wax niyada uhaynin samaynta shay dhab ah 

inaad nolosha ka istaagayso maanta dadka inta badan mobile ka aad ka u isticmaalo kumanaan

muqaaladaas dag-dag ah daawanaayo qosolka ah shaki la.aan nolosha ayay ka istaageen xabsi

ayayna ku jiraan xitaa hadii ay   malaynayaan inay xor yihiin  hadii aad book soo qaadanayso 

aad isla markiiba tuurayso mobile kana aad ku dhagan tahay in badan ama kala bar waqtigaaga

Taasoo SHaki la.aan ka dhigan noloshaadu inay hadan ka duulayso  in aad waayayso  micnaha 

guud ee nolosha  wax dhadhana ayna noloshu lahayn waxad Dareemaysaa xaalad ah wax ku cajabinayaa inaysan jirin 

Dopamine fasting  waa ka soomida caadooyinka xun-xun   hadii noqoto social media 

inad maanta oo dhan waqtigaada aad ku lumisa muqaala aanan wax faa.iido ah lahayn 


maerkaad ka fogaato aan dhahno isticmaalka badan mobile baraha bulshada 

waxaad is Arki doontaa waqti aanan fogayn Adigoo noqday qof kale markaad dib usoo

xasuusato xaaladii ad ku jirtay shaki la.aan ay ilintu ku soo dhaafayso  


SABABTOO AH WAXAAD  Y aqiinsa naysaa inaad ku jirtay xaalad aanu Qof bani aadam ahi

UQALMIN   waxaad Dareemaysaa inaad lun sanayd 

Dopamine fasting waa shayga Dib kuugu soo celinaayo inaad tahay Qof  Caadiya 

waxaa shaki la.aana in marwalba oo social media  aad isku ilowdo aad dhex gasho  micnaha 

aad ku milanto sida cano biyo lagu qasay oo kale   waxaad dareemaysaa xaalad caajis Guud ah

waxaan hubaa inaad xaalada hada aan ka hadlaayo aad   Dareemayso  ay ku soo martay inaad 

dareemayso xaalad caajis Guud ah 

mobile ka aad hada gacanta ku hayso wuxuu leeyahay factory reset isku habayn  markuu isku

dhexyaaco wax badan qaldamaan   sida Taariikhda oo kale  ama aad culays ku Aragto mobile kaaga 

reset ayaad ku samaysaa si ay wax walba isu badalaan  ugu yaraan mobile dii hore 

Dopamine fasting waa  sidaa soo kale noloshaada iyo qaabka aad unooshahay ayaad ku 

samaynaysaa DIB UHABAYN sida mobile kaada oo kale inaad dib isugu shaandhaynayso 

inaad hogaanka uqabanayso noloshaada  in baraha bulshada iyo mobile ku aanu ku hogaaminayn

inta aanan wax kale galin waa maxay dopamine kaan laga soomaayo?

DOPMANINE WAA  HORMOON KAMIDA  hormoonada jirka ku jira  ee ALLAH ku Abuuray

waana ka kugu dhiiri galinaaya shay aad is leedahay markaad samayso RAYN-RAYN ayaad 

Dareemi doontaa ama faa.iido aya kugu soo noqonayso dhinaca dereenka 

waana hormoonka mas.uulka ka ah Farxada ama murugada waana mid xasaasi ah  si xun hadii

aad usoo daysana waxyaabo badan oo xun-xun ay ka dhalanaayaan 

Dopamine ka waa shaygaas dhaqaajinaaya inaad wax qabato  

laakiin waqtigaan waxa sahlan inuu qof ku helo wax si dag-gad ah u dareensiinaayo dopamine 

WAANA  KHATAR  

maanta maxay u Adag tahay inuu qofku sameeyo shay juhdiyo sabar ubaahan  maxay u Adag 

tahay inaad muuqaal dheer daawato oo faa.iido leh sida inaad wax ka barato  social media 

sababtu waa inaadan ka so min Dopaminr fasting  


waxan filayaa dopmaine inaa fahantay waxa uu yahay iyo sida uu ushaqeeyo  


HADA KA  DIBNA   ISKA ILAALISO   WAXYAABAHA  KU DAREENSIINAAYO  

DOPAMINE  RAQIIS AH  SIDA  SOCIAL  MEDIA