noloshu waxay istaagtay 2019 kii
maxay dad badan u rumaysanyihiin noloshu inay istaagtay 2019 kii
wixii ka dambeeyayna nolol ayna jirin shaki la.aan internet ka waa ku aragtay
fariimo kala duwan calamkan luqado kala duwan dadku ay iswaydar sanayaan fariin ah
noloshu waxay istaagtay 2019 kii waxaan uxiisnay wixii ka horeeyay 2019 kii
HADABA MAXAA DHACAY ? WAA SU.AASHA UGU ADAG
wixii 2019 kii ka dambeeyay maxaa dhacay se noloshu siday ahayd wixii ka horeeyay 2019 kii
micnaha maxaa isbadalay?
2019 kii Gaar ahaan markaan ka hadlayno micnaha kama hadlayno waqti aad ufog
waxaan a hadlaynaa 5 sano ka hor kaliya sababtana si dhab ah ayaan u Arki Doonaa
sababta dad badan oo naga mida ay umalaynayaan yacni noloshu inay istaagtay 2019 kii
ama xitaa wax yar ka hor 2017 kii oo kale
lakiin Dadka qaar hadaad waydiiso maalin kii imisa saacadood ayaad isticmaashaa mobile ka
badan koodu ama xitaa kala bar waxay ku dhahayaan 12 hoar 16
sida wiil yar oo maalin dhawayd isoo diray fariin uu yiri mobile ka waxaan isticmaala 12 hoar
maalinkii wuxuu sii raaciyay micnaha noloshayda nolo naahan shaki ayaa iiga jira inaan
NOOLAHAY
micnaha ma qiyaasi kartaa qof ka shakisan inuu jiro iyo in kale
sababtoo ah Dareemida waqtiga aya meesha ka baxday
micnaha markaad mobile ka isticmaalayso waqtiga ma dareemaysid
wiilkaas wuxuu waayay dareenka waqtiga ka dibna uu umalaynaayo ASLAN inuu mayd yahay
yacnii 12 hoar oo waqtigiisa ka mida wuu maqan yahay ma joogo asaga dhanba
HADABA inta aynaan sii galin qaybta ugu muhiimsan mowduucan ah noloshu inay istaagatay
2019 kii
aan kula wadaago tiro koobkan Argagaxa leh
hadii aad 6 hoars kaliya isticmaasho mobile waxay ka dhigan tahay insha ALLAH markaad 70 sano
gaarto in 20 sano oo waqtigaada kamida mobile ka aad ku bixisay
hadii aad 16 hoars isticmaasho bal dad ka badan isticmaala ayaa jira
waxay ka dhigan tahay markaad 70 sano gaarto insha ALLAH in 42 sano aad ku bixisay mobile ka
MA QIYAASI KARTAA MUSIIBADAAN MAANTA DAD 16 HOARS KA BADAN ISTICMAALA
AYAA JIRA WAANA SABABTA AY ULEEYIHIIN WAXAN KA SHAKISANAHAY INAAN
NOOLNAHAY
SU.AASHA UGU MUHIIMSAN MOWDUUCEENA
maxaan urumaysanahay nolosho inay istaagtay 2019 kii?
hadaan jawaabta isku dayno waxaa jira waxyaabo aan is leenahay way keeneen
inaan Arin kaan Dareeno
marka kobaad shirkadaha baraha bulshada micnaha wixii ka dambeeyay 2019 ki
ayay inta badan bilaabeen muuqaalada gaagaaban ee dag-daga ah ee maanta inta badan
yacni qofka baraha bulshada markuu ku jiro uu isticmaalayo
SIDA
*REELS, Instagram wuxuu bilaabay 5/8/2020 kii
*you tube, shorts. wuxuu bilaabay September/2020 kii
Facebook ,video vertical . march/ 2021
waa tan sababta 2019 kii majirin inataas aan kuu soo timaamay
xaalkuna sidan ma ahayn waana ARINKA KEENAYA DHADHANKA WAQTIGA INAAD WAYDO
KA DIBNA AAD UMALAYNAYSO NOLOSHU INAY ISTAAGTAY 2019 KII
0 Comments