KELI NIMADA
Bani Aadamku wuu u Adkaysan karaa oonka isbuuc Gaajadana laba isbuuc
sanado ayuu noolaan karaa guri la.aan laakiin uma Adkaysan karo kalinimada
sababtoo ah waa nooca ugu xun cadaabta Hadalkaan WAXAA YIDHI
polo Kyela oo ah suugaan yahan Brazilian ah
hadii aad isleedahay adiga hada ka qof dhalinyaro ahaan kalinimadu waa wax aan la heli karin
midaas waa midii uu Aamin sanaa Qof walba oo naga mida inta uuna lugaha lagalin musiibada
cidlada ee kelinimada teeda kale waxad kala saartaa mudo uu qofku dooranayaa 40 maalinah
ama bil ah iyo inaad sanado kaligaa nooshahay Runtii Farqi wayn ayaa udhexeeya
IBNU KHALDUUN OO AH AABAHA CILMIGA BULSHADA AMA KA MID AHAA
RAGII CILMIGA BULSHADA AAD UYAQAANAY
ORAAH UU YIRI
(Bani Aadamku Waa Mid loogu tala galay inuu wada noolaado ama IJTIMAACIYA ALLAH ayaa
saas u Abuuray)
micnaha waxyabaha muujinaya inaad bani Aadam tahay waa inaad dad la nooshahay
Qof Aan dadba la noolayn siduu ku garan xaqa bani aadam tinimada?
{RASUUL KU WUXUU YIDHI ,, SCW.}
Hadii aad ogaan lahaydeen xanuunka iyo musiibada ku jirta ma jiri lahyn hal qof oo habeenkii
socon laha kaligii rasuulkana wuu ka digi jiray wuuna necbaa xitaa Qofku inuu kaligii seexdo,,
micnaha sanadka ugu horeeya cidlada waxaad u arkaysaa nimco aanan la heli karin sida shay
aad u qiimo badan mana dareemaysid dhibka cidlada ay leedahay laakiin muddo markay kasoo
wareegto runtii waxaad dareemaysaa Xaqiiqada dhabta ah waxaad ogaanaysaa inaad cadaw
lanoolayd oo kale cidladu waa bahal miciyo dheer laakiin mar mar kuu dhoola cadaynaayo
si uu kuu cuno Qolka kuugu soo xirto laakiin aad umalaynayso laga yaabaa markale micnaha
sanadada ugu horeeya ama bilaha ugu horeeya shay iska caadiya laakiin dhiigaada dhuuqaaya
micnaha cidlada waxaan ku tilmaami karnaa sidii qof dhiig baxayaa oo kale sanadad ugu horeeya
laakiin aanan ku baraarug sanayn aanan ogayn inuu dhiig baxaayo lakiin hal mar istaaga ka
dhacay markuu daciifay cidlada waa sidaas oo kale ma Dareeemaysid marka ugu horaysa shayga
kaliya aad ku soo bararugaysaa waa markaad dhacday uu dhiigii kaa dhamaaday oo kale hadii
aan ku dhaho ka waran dhab ahaantii sida ay baaritaanadu muujinayan waxaa gurmaaya oo hoos
ku imanayaan Awoodahaaga caqliyadeed micnaha cidladu waxay sababtaa caqli ahaan
inaad hoos udhacdo waa cidlada cidlada dhaaftay ee aad waqti badan cidlo ku noolaato oo aad
dareento dareenkaas cidlada ah shayga ugu daran micnaha waa dareenka hadiiba aad dareemayso
inaad kaligaa tahay dareen kaas ka dhalanaayo caqligaada ayuu saamayn ku yeelanayaa
hadii aad kaligaa nooshahay Adiga ka qof dhalinyaro ahaan maalin walba ood kaligaa nooshay
waxay ka dhigan tahay inaad naftaada ka takhalusayso bani Aadam nimadada inad god ku gurayso
micnaha ka bad badin maaha yaa waa shay 100% dhab ah cimrigaada Garashadaada iyo
garaadkaaga ayaa gur maayo
KALINIMADA WAXAY BUR-BURISAA
caqligaada iyo qof nimadaada micnaha kama bad-badinayno markale hadii aan kuugu celiyo
hadii aan ku dhaho ka waran waad is Aqoon Waayaysaa micnaha waxaad isleedahay yaa waayo
qofkaan hadii aad yacnii Arinka aad bilowgaada dhalin yarada micnaha 20 jirka aad madaxa
lasoo galayso oo kale waa marxalada aan ku tilmaami karno shahwadaad inay tahay fatahaad
oo kale yacnii waxa sahlan inaad wadada Qaldan qaado ayaa sahlan inaad dhinaca xun aado ayaa
sahlan waana dhinaca ugu xun markale ee aad ka dhaxlayso cidlada
SHAYGA UGU KHATARSAN MARKAAN KA HADLAYNO CIDLADA KA QOF KALIGII
NOOL MICNAHA WAA XALADA WAHSIGA IYO CAAJISKA AAD KA DHAXLAYSO
xitaa hadii aad tahay qof nashiid ah
0 Comments