ROUTINE KA ANDRWE TATE 

Fiiro Gaara  Arin xusid  mudan inta ay naan mowduuca gudaha ugalin 

 dabacan ninka aan ka hadlayno waa Andrew Tate ee kuma dayanayno

waligaana gaar ahaan waxaan sheegayaa wiilasha ama gabdhaha qof ha 

ku dayan gaar ahaan dadka caanka ka ah 

hadii tijaabadiisa qayb ku Anfacayso waxyaabaha nolosha la xidhoodha kartida 

iyo bahnololeedka uu raaco noloshan Aduun kaliya laxidhiidh 

waad kaga dayan kartaa  waxyaabaha qaarku anfacaya Adiga ka Qof ahaan 


lakiin inaad isku soo  duubto ka dibna aad noloshiisa Akhlaaqdiisa falsafadiisa nololeed

aad ku dayato maaha Arin wanaagsan 

SIFIICAN  UFIIRI   ERAYGAAN  MA  JITO  WAX   LA  YIDHAAHDO  ROLE  MODEL 

Gaar ahan dhalinyarada markale  Qof ayaan ku dayanayaa GAAR  AHAAN  DADKA  CAANKA  

AH

sababta aan kuu leeyahay haku dayan dadka caanka ah***waa sababtoo ah Qofkasta dhiniica xun

ayuu leeyahay  waxay leeyihin dhinac jaxiima ah laakiin Adiga ay kaa qarinaayaan  ayna kuu

muujinayn markale dadka caanka ah

hadaba hadiii aad dhalinyaro tahay oo uu qof caan ah ku cajabiyay si walba uu yahay ama 

si walba oo uu kuula muuwdo inuu Akhlaaq wanaagsan yahay  inuu fiican yahay HA U ARKIN

ROLE  MODEL*** INUU YAHAY   hana u arkin qof 100%  aad ku dayanayso 

ee U ARAG  QOF  BANI  AADAM AH  waxyaabaha qaarna aad ka faa.iidi karto  waxyaabaha 

Qaarna aadan ku raacaynin  Arinku waa intaas  



** iska ilaali waligaa Bani aadamku nolosha ay ku noolyihiin  waa nolol ka fog   

WAAQICA  AY  KUU  MUUJINAAYAAN  

markaa Adiga dabinkaas ha ku dhicin Caqligaas  ALLAH KU  siiyay ka shaqaysii 

 

intaa ka dib 

maxaan uga hadlaynaa routine ka Andrew Tate?

sababta aan uga hadlaynaa wax kale maaha ee waa nin dhalinyaro runtii aad u karti

badan aadna la cajabi doonto sida uu ushaqeeya  iyo routine kiisa  

waxaana kuula wadagay inaad kala baxdo xoogaa afkaar  ah  oo  Adiga ku Anfacda 


aan kula wadaago routine kiisa 

subaxa ayaan ka bilaabaynaa 

*subaxii markuu soo kaco wuxuu CABAA biyo ilaa 2 liter ah 

wuxuu sheegay in bayahaas badan ee uu cabaayo ay jirkiisa siinayaan Tamar aad ubadan

si aan ushaqeeyo ayuu ku  leeyahay 

*wuxuu sameeyaa jirdhisa soconaaya 30-40 minutes  

* coffee  iyo shaqada  Andrew Tate wuxuu si waaliya ucabaa shaaha ama coffee 

yacnii hadii aan ku dhaho ka waran ninkaas wuxuu cabaa 9-11 cup shaah iyo coffee isugu jira 

wuxuu sii raaciaya coffee ga badan ee  uu cabaayo inuu jirkiisa siinayo Awood iyo digtoonaan

* sidoo kale  cunada  nidaamka cunadiisa waa mid cajiiba Andrew Tate nin kaas aan ku dhaho

murqaha waa wayn leh hadii aan ku dhaho ka waran hal mar kaliya ayuu wax cunaa maalintii

24 hours hal mar kaliya ayuu wax cunaa 


cunada uu cuno ma quraacdo marka kowaad ma qadeeyo cashada kaliya ayuu wax cunaa 

laakiin sida uu sheegay wuxuu cunaa cunno aad u protein   badan yacnii halmar ayuu cunaa 

cuno aad u wayn ka dibna 24 hours markay kasoo wareegto ayuu mar kale wax cunaa