Faa.iidada ay leedahay ku maydhashada biyo qabow subaxii 

sirta ku maydhayshada biyaha qabow 

maxay ciyaartoyda ciyaaraha kala duwan ee caanka ah sida Neymar.Ronaldo ama Messi

ee qiimahoodu ku xidhan yahay juhdiga uu jirkoodu bixinaayo hadii ay noqoto murqaha 

neefsashada in ayna daalin  maxay biyaha qabow ugu maydhaan? ayagoo leh ilaashada 

Awoodiina jidheed iyo xitaa mid nafeed  



HADABA KALMADA  MID NAFEED WAA MIDA  AAN  USOCONO  EE hoosta ka xariiqo

sababtoo ah waa muhiim 

dhinaca kale jilaayaasha kala duwan ee u arka wajigoodu inuu yahay isha ay Risqiga ku 

Raadinayaan yacnii ji;laa ayaan ahay waa inaan qurxanahay micnaha sidaas ayay aaminsan yihin

sidoo kale maxay ugu qubaystaan biyaha qabow? iyagoo leh ilaashada dhalaalka  haragiina iyo

midabka tihiina intaas kumay ekaanin xitaa waxay uga sii gudbeen in dhex fadhiistaan Barkado

baraf uu ka buuxo waana qayb ka mida ku qubaysiga biyaha qabow 


TALOW maxaa dhacaya hadii biyo qabow ku qubaysato waliba si joogta ah?

waa sababta aan usamaynay mawduucaan si aan u ogaano waxa dhacaayo

caalamka hadii aad eegto maanta waxaa jira boqolaal qof oo ka hadlaayo biyaha qabow dadkana

la wadaagaayo tijaabooyin kooda ku qubaysiga biyaha qabow sida ay caafimaad ahaan isu badaleen

xitaa qaarkood iyagoo ku nool yihiin dhul baraf ah ay ku maydhaan biyo qabow


HADABA Mudaneyaal iyo marwooyin inagoo kaashanayna  maqaaalo daraasado  iyo tijaabooyin

shaqsiga ah ee dadkaas ayaan halkaan maanta idin kula wadaagi doonaa insha ALLAH

Faa.iidada ku Aadan ku maydhashada biyaha qabowo


* markaad biyo qabow ku maydhato waxaad dareemaysaa Nashaad cajiiba fir-fircooni daawana 

u ah caajiska iyo hurdada 

*sidaa waxaa kor ukacaya  waana qodob ka ugu muhiimsan Difaaca jirkaaga 

*xitaa biyaha qabow waxay ufiican yihiin haraga sare iyo timaha 


waxaa jira hormoon qaybta NEERFAHA KAMIDA   oo lagu magacaabo NOREPINEPHRINE

OO mas uul ka ah soo jeedka maskaxda jirka iyo maskaxdana ku dhiirigaliya inay shaqeeyaan

micnaha inaadan maqnayn markaad wax baranaysa oo kale maskaxdaad inay joogto 

hadaba hormoonkaas markaad hurudo meesha ugu hoosaysa ayuu gaadhaa 

markaad soo jeedana caadi ayuu ahaadaa ilaa heer macquul ah 


LAAKIIN MARKAAD  BIYO QABOW KU  MAYDHANAYSO  oo aad xaaladad adag dareemayso 

micnaha jidhkaaga uu jaraynaayo Qabow dartii 

hadaba jidhkaaga wuxuu soo Daynayaa Hormoonkaan  Arinkaan oo kusiinaayo soo jeed cajiib ah

iyo fir-fircooni cajiiba 

dabcan waxaan filayaa inad sufiican ufahantay faa.iidada biyaha qabow 

Aadna ku  Maydhandoonto hada ka dib