Farqiga udhexeeya shaqada xorta ah iyo shaqaaleha caadiga ah 

Mowduucaan wuxuu badali doonaa Aragtidaada ku Aadan waxyaabo badan 

''Gaar ahaan sanad ka dib sanad ayaa kasoo wareegatay markaan shaqada ka tagay

ee aan noqday qof aanan Dad kale ushaqaynin wax badan ayaan ogaaday sanadkaas 

Afkaar badan ayaa igu soo korodhay Aragti dayda Umuuraha Qaar wax badan ayaa

iska Badalay waxaa dhihi karaa Qof kale ayaan noqday xitaa inigoo nin wayn ah 


waxaana kula wadaagi doonaa Farqiga udhexeeya shaqada xorta ah iyo inaad shaqaale caadiya tahay 

Asalka QISADA 1/7/2021 KII waxay Ahayd maalinkii iigu dambaysay aan cid kale ushaqqeyo

ama aan shaq qabto 

waan xasuustaa farxadii aan Dareemaayay waxaan ahaa sidii Qof silsilad laga furay oo kale

dabacan hadii aad khaliijka ka ku nooshahay waad fahmi kataa waxa aan ka hadlaayo

qawaaniinta ka jirta khaliijka qofku inuu ku qasbanaanayo inuu iska joogo meesha uu ka 

shaqaynaayo maadaama joogitaan ka dalka iyo shaqada ay isku xiran yihiin 

waxa lagu magacaabo KAFAALADA  waxaad  arkaysa Qof meesha uu ka shaqeeyo aanan

rabin inuu ka tago doonaya laakiin ku qasban inuu joogo maadaama ay joogitaanka wadanku

ku xiranatahay shaqadaada 


wixii dhacay sanadkaas Hdaba aan kula wadaago 

waxa ugu mihiimsan aan Helay waa FURSAHADA KALE EE NOLOSHA 

Koritaanka wacyiga qofka Aragtida NOLOSHA wax yaabo badan ayaa isbadalaayo

Bani Aadam kuna waa is badalkaas joogtada ah hadii aadan is badalyn Da. walba oo aad jirto

waxay ka dhigan tahay inaad wali meeshaadii taagan tahay 


SANADKAAS waxyaabaha aan ogaaday ama aan ku  Baraarugay 

waxaa ka mida CADAALADDA (ALLAH) ee kown kaan dhinaha qaybinta Risqiga 

iyo kala duwanaanta wadooyinka ay umaraan Raadinta Quudkooda in ALLAH  S.W.C

Quudka uu wadooyin kala duwan kuu soo marinaayo 

hadii ay noqoto shaqo caadiya ama   mid AAD ADIGU LEEDAHAY 

waxad ogaanaysaa ama aad ku baraarugaysaa aan dhahno in dadku isku wada mid ahayn 

AWOODAHOODA dhinaca FIKIRKA  XIRFADAHA ay yaqanaan iyo fursadaha NOLOSHA 

EE horyaala dadku isku mid ma ahan 


waxaa jira qof ALLAH siiyay Awoodo ay fiican tahay inuu uga  faaiidaysto inuu asaga mashruuc 

samaysto ARINKAN oo keenaaya in Asaga ka naf ahaan uu koro  dhinac walba 

dadkana uu u faa.iideeyo HALKA hadii uu shaqaale ahaan lahaa ARINKA UUNA DHICI LAHAYN


Hadaba markaan shaqaalaha ahaa nolosha waxaan ku fiiri naayay HAL IL OO KALIYA 

oo aan cadaalad ahayn 

''Naftayda waxay aad ujeclayd muuqaal walba oo shaqada ku tilmaamaya inay tahay ADOONIMO

AANA LA  DAREEN SANAYN balse ka daran ADOONIMADA caadiga ah ,,

aan u imaano qodobka fursadaha nolosha 

waxyaaba aan Arkay waxaa ugu muhiimsanas ADUUNKAAN inuu wada FURSADO YAHAY

dhinaca xun ee shaqadana waa inay kaa qarinayso fursadaha badan ee nolosha  

kaliyaa inaad hal ALBAAB KA GALAYSO FURSADAHA NOLOSHA 


aan dhahno waxaa na horyaala qasri leh 8 ALBAAB  waa tusaale 

albaab walba marka aad gasho aad ka helayso shay ka duwan ka kale waxa yaala 

xoriyada galitaan dhamaan 8 albaabna aad leedahau laakiin

shaqadu waxay lamid tahay in hal albaab kaliya in laguu  ogol yahay inaad ka gasho 

taasoo ka dhigan FURSADO  BADAN  INAY  KU DHAFAAYAN