maxaad qaban nkartaa 6 bilood?
6 bilood markad ka hadlayso waxaad ka Hadlaysaa
*26 Isbuuc
*181 maalmood
*4.344 saacadood
*260.000 daqiiqo
*15.000.000 seconds
markale labaad 6 bilood maxaad ku xaqiijin kartaa waa su.aasha ugu wayn uguna muhiimsan
saldhigana u ah mawduuceena
6 bilood yacni adiga ka shaqsi ahaan maxaa iska kaa badali kara
markii xisaabinta daqiiqadaha iyo saacadaha laga soo tago
maanta markaad fiiriso xaqiiqada qadhaadh ee dhulka taala anaga ka bani adaam ahaan
sida aan saman ka ufiirinayno 6 da bilood waxay noqotay sida dabaysha oo kale
sanadkii waa bilowmaa wuuna dhamaada yacnii waxaad moodaa sanadkiiba inuu isu badalay
bil bishiina isbuuc waxaan dareemaynaa waqtigu inuu si xawliya ku socdo laakiin ADUUNKA
wax is badaly malaha maalmuhu waa uun in toodii saacaduhu waa uun in toodii sanadku waa ilaa
iyo maalinkuu ilaahay bani Aadamkii ugu horeeyay keenay AADAM {CS}
DHULKAAN ilaa hada wax is badalay malahan
laakiin sidoo kale waxa jira shay yaroo ufiirsasho leh macnaha keenayo micnaha maanta inaan
u aragno waqtigu inuu xawli ku socdo laakiin Arinka kale ee ufiirsashada leh waxaan ka hadlaynaa
aan dhahno 6 bilood si xawli ah ayay ku socotaa marka caadiga ah lakiin dhinaca kale markaad
fiiriso 6 daa bilood waxa aad ku xaqiijin karto RUNTII WAA SHAY WAALI AH yacnii
macquul micnaha shaygan aan samayn karo
sanadkan hada aan ku jirno 2024 ka in ay 8 bilood inay inoo dhamadeen laakiin shalayto inuu
bilaabanayay bay nala ahayd
dhinca kale madaxa ayaad gacmaha saaran doontaa markaad ogaato wax aad ku xaqiijin karto
6 bilood talow maxad umalaynaysaa sanad inaad xaqiijin karto
LAAKIIN taa badalkeed ma umalaynaysaa in wakhtigaan inuu yahay waqtiga kaliya ee Bani Aadmku
si sahlan cimrigiisa ku beer dareeyo uuna ku dadalo sida uu wakhtigiisa uyarayn lahaa
micnaha wax badan ayaan maqalnaa waqtiga ayaan dilaynaa waagii hore ma dhici jirin
Tusaale yar
hadii sanadkaan markuu bilaabanaayay aad qori lahayd hal bog maalin walba
ma waxaad ileedahay micnaha 6.bilood ka dib waxay ka dhigan tahay in 180 bog aan
qoray
6 bilood =180 page
wuxuu udhigmaa inad qortay buug 90 watqadood ka samaysan shay xajmi ahaan udhigmo
9 JUS OO QUR.AANKA KA MIDA AYAAD QORI LAHAYD
waa hadii aad maalin walba qori lahayd hal bog mudo 6 bilood ah
maxaad umalaynaysaa hadii aad ka badan qori lahayd 2 bog 3 bog ama ka badan
sidoo kale micnaha sanadkaan markuu bilabanaayay ilaa iyo bisha 6 aad hadii aad luuqad ka baran
lahayd 15 kalmadood waxay ka dhigan tahay 6 bilood ka dib inaad baratay 2.715 kalmadood
inaad baranayso maxaad umalaynaysaa hadii aad ka badan baran lahayd
ugu damba waxaan ku soo koobayaa dhawr talo ama qodob
* ugow inaanay xadidnayn Awooda uu ALLAH ku siiyay aadna qabsan karo wax kasta oo aad
ubaahan tahay waa hadii aad dadaasho mana jirto cid iyadoo aan daalin dhibtoon dhididin heshay
waxay rabeen midna xasuuso waxkasta oo QAALIYA laguma helo si fudud cidii ku tidhina BEEN
ayay kee sheegatay
* waxaan ku leeyahay noloshaada adaa ka mas uula waxa kusoo galaya iyo waxa kaa baxaya
ODHAAH BAA TIDHAAHDA
(cidna kuuma maqna //// ceelna kuuma qodna )
haku tashan cid kale ama Qof kale ee iskaa wax uqabso ADIGU noloshaaduna bilow ilaa dhamad
Adiga ayay gacan taada ku jirta hadaad qurxinayso iyo hadii kaleba
iska daxadar saaxiib
0 Comments