SIDA LOO HELO WAXAAD RABTO NOLOSHA
waxaan hubaa inaad Hore Usoo Dareentay isla markaana Aad
Usoo Martay Dareenarka Qadhaadh Ee ay leedahay GUULDARADU
waxaan Umalaynayaa inaad Garanayso Dareenka ay leedahay inaad sariirta
iska Jiifto Ma Awoodi karaysid inaad Maalintaa kacdo
sidoo waxaan hubaa inaad dareemi karto sida ay Tahay inaad ku
noolaato ADUUN aan ku siinayn oo Aanad ka helayn waxa aad RABTO
Aan kuu sheego dhawr xaqiiqo oo DUNIDAN ku saabsan oo aanay
dadka bada koodu ogayn**Farxada lama helo ee la kasbadaa
noloshuna ku siin mayso waxa Aad rabto.
** ilaa Aad Adigu XOOG KAGA Qaadato mooyee,
*sidoo kale noloshu waligeed kuu CADAALAD SAMAYN MAYSO
ilaa Aad ka Noqonayso Qof Adkaysi ku FILAN uleh inuu la dagaalamo
ilaa Aad Adigu ku Qasabto inay cadaalad kuu noqoto .
*MAXAY DADKU UGU DARAYSTAAN INAY HELAAN WAXA AY RABAAN?
ka dib markay dadku GUULDARO la kulmaan HAB FIKIRKA dad abadn ayaa
si Adag isku badala**mararka Qaar waxaa Qofka ku Abuurma FIKRADO
cusub fikradahaasi oo Qofka ku Qanciya inuu la noolaado GUULDARA
isgoon Cabanayn.
FIKRADAHAANA waxaa ka mida mijo Qof heli kara waxaa uu Rabo NOLOSHA
noloshu CADALAD maaha iyo hadalo badan oo kale oo Qufku isku mashquuliyo,
FARAQA KALIYA ee udhexeeya dadka hela waxa ay rabaan nolosha iyo kuwa
GUULDARADA la saaxiiba ,
** waa fikirka ay Qaataan marka AY GUUL DARAYSTAAN.
**Halka dadka kale Fikirkii ay ADUUNKA ka haysteen Aanu is badalin
oo ay sii wadaan dagaalka ay ugu jiraan.
**balse dadka qaar waxay samaystaan Fikradahaa RIYOOYINKOODII
KA REEBAYA
waxaanay noloshooda inta ka hadhay kusoo celceliyaan si ay
UGA BAXSADAAN CEEBTA iyo GUUL DARADA AY NIYADA KA DAREEMAYAAN.
waxaa laga yaabaa inaany noloshu kuu cadaalad samayn
MODO GAABAN waxaa laga yabaa inaad caqli iyo karti badan tahay
oo aad hadana marar badan GUUL DARAYSATO,
waxaa laga yabaa inaad Aqoon Fiican Leedahay hadana Aanad Helin
wixii Aad ku HAMINAYSAY.
waxaa laga yaaba inay dhamaan wax yaabahani kugu dhacaan,
Balse hadii Aad Adkaysi badan yeelato oo Aad isku daygaaga sii wado
ugu DAMBAYNTA waxa Aad Heli Doontaa (WAXA AAD RABTO NOLOSHA )
DAHABA** marka kaliya ee Aad SI DHAB AH U GUUL DARAYSATO
waa marka Aad JOOJISO isku daygaaga,,
hadaba guntii iyo gaba gabdii mawduuxceena WAXAAN KU LEEYAHAY
'' NOLOSHU UMA BAAHNA QOF AAN XAQIIQDA WAJAHI KARIN
BALSE NOLOSHU WAXAY RABTAA QOF ULA DAGAALAMA SI ADAG **
**ILAA UU KA GUULAYSTO,,
0 Comments