SIDA LOOGU GUULAYSTO GANACSIGAAGA
dadka guulaha ka Gaadhay Gnacasiyada kala duwan
ee Aduunka ka jira. Hadii aad UFIIRSATO waxay kasoo
kala jeedaan wadamo kala duwan waxayna leeyihiin
dhaqamo iyo nolol kala duwan,
Inkastoo ay jiraan Farqiyo badan oo udhexeeya hanada
waxaa jira ASTAAMO AY dadkaasi WADAAGAAN
astaahamahaas oo ka dhigay inay Ganacsigooda Guul ka
Gaadhaan kana soo dhexsaaran dad kale,
Hadii aad rabto inaad Guul ka gaadho noloshaada iyo Ganacsigagaba
waa inaad Fahantaa sidaa dadkaasi Ufikiraan si aad ugu dayato Una
Guulaysato.
Hadii uu Qof Bani Aadam ahi wax sameeyo Qof kasta wuu samayn karaa waxa Qofkaasi
sameeyay hadii uu raaco Dariiq lamida Daqriia uumaray.
**XITAA HADUU RAACO WADO KA DUWAN TA UU QOF KAASI MARAY
BALSE UU HAB FIKIRKA LAMIDA (HAB-FIKIRKA QOFKAAS)waxay kuu
saamixi doontaa inaad Guushaas oo kale Gaadho ama ka fiicanba,**
#SIDA LOO NOQDO QOF GUUL KA GAADHA WAXA UU RABO
TUSAALE
kasoo Qaad inaad tahay QOF ALLAH HIBO SIIYAY. **KARTI LEH OO CAQLI BADAN
balse aad dhawr jeer wax isku dayday Aanad ku Fashilantay.
MIYAANAY SUURTA GAL AHAYN INAA WAXAA KA RAJO DHITO,
**HAA..**dadka caadiga ahi suurta gal nimada ay ku raji dhigi karaan waa mid badan
BALSE**DADKA AY GUUSHU KA GO.AN TAHAY (MARNA MA RAJI.DHIGAAN)
**waxay isku dayaan ilaa inta ay Guul ka Gaahdayaan waxa AY RABAAN
mana RAJO**DHIGAAN.
dabcan waa Bani Aadam caadi ah oo way baqaan*WAY NIYAD JABAAN.WAY OOYAAN.
**balse dhamaan Dareenadaasi kama Hor istaagaan inay Hore usocdaan
*hadii aad rabto inaad Guul ka Gaadho Ganacsigaaga waa inaad
BARATAA SIDA AAN LOO RAJO DHIGIN LOONA QUUSAN MARKAD
GUUL DARAYSATO,
##MAXAY DADKA QAAR ISKU DAYGOODA USII WADAAN?
maxaa sababa In dadk Qaar Ay isku daygooda siiwadaan
inkasta oo ay Guuldarooyin badan la kulmaan?
Dadka Gnacasigooda Guul ka Gaadhaa waxay Rumaysan yihiin
fikirkooda iyo Riyooyinkooda Taasina waa sababta ay FASHILKA
iyo GUULDARADA ugu Arkaan oo kaliya JAWAAB CELIN FIICAN
iyo casharo halka dadka Qaar uyaqaanaan GUULDARAD MUSIIBO
waxayna Ogyihiin in maalin hadii ALLE Gaadhsiiyo ay
Riyooyinkooda ka dhabayn Doonaan waxat intaa Raadinayan
ama baadhayaan** waa habkii ay ku HirGalin lahaayeen;
MUSTAQBALKOODA IYO RIYOOYINKOODA
**Taasina waa sababta Aanay Uquusan ka dib markay isku daygooda
KU FASJILMAAAN **sababtoo ah waxay Fahmaan** Habkii hore ee ay
Ku GUULDARAYSTEEN**inuu ahaa Hab QALDAN. oo aanay ku Gaadhi
karin Wax-SUURTA GAL AH OO LA GAADHI KARO .
#*HADII AAD RABTO INAAD GANACSIGAAGA GUUL KA GAADHO,
waa inaad Aaamintaa oo aad Niyada ufurtaa waxa Aad Qabanayso.
sababtoo ah HADII AANAD ADIGU RUMAYSNAYN QOF KALE MA** RUMAYSAN KARO
SIDUU QOFKU U ISTAAGU KARAA MARKUU GUULDARAYSTO
KA DIB
mararka Qof hare GUUL UGAADHAY ayaa waxaa soo wajaha dhibaatooyin'
DHULKA LA GALA GUUSHIISA oo baabi. iya
dadka Ganacsiyada lihi mararka Qaar GANACSIGABA way ka baxaan
ayaga oo la kulma sababo Aany FILANAYN waxaanay ku Noqdaan
HALKII MARKII HORE AY KASOO BILAABEEN,
balse waxaa lagu kala duwan yahay DHAMAAN DADKU MARKAY
GUULDARO BAABI ISA la kulmaan DHAMAANTOOD kuma soo noqdaan
HALII AY TAAGNAYEE,
balse waxaa taas sameeya DAD AAD UTIRO YAR WAANA DADKA KU
GUULAYSTA GANACSIGOODA,
dhamaad kii iyo gunaanadkii mawduuceena,
#waxaan kugula talinayaa MARKASTA AAY GUULDARO LA KULANTO
HA NIYAD JABIN** HA QUUSAN ** BALSE MAR WALBA SAMEE
wax ka duwan wixii aad ku GUULDARAYSATAY..........HUBAAL** (NATIIJO WAAD HALI)
0 Comments