DABEECADAHA  DADKA  GUULAYSTA 

Guushu waa wax aad uga BALAADHAN ERAY QUDHA


*Guushu waa FULINTA RIYOOYINKAAGA 

*Gaadhista HADAF YADAADA

*waana wadad kugu Hogaamisa FARXADA


Guushu maaha wax  ku iman karta BIL AMA SANAD KALIYA 

sababtoo ah WAA WAX AAD UQAALI AH waxaanay ubaahan tahay

Dadaal aad Ubadan iyo  SHAQO  ADAG 

 

balse mararka Qaar waxa laga yaabain Adigoo dadaal kaaga ugu fiican

samaynaya aad hadana dhexda ku joojiso Dadaal kaaGa oo aad RAJO DHIGTO

isla markaana aad Niyad jabto


Dhamaan waxyaabahani waa wax kugu dhici kara hadii Aanad lahayn

Qaar kamida SIFOOYINKA IYO DABEECADAHA  AY LEEYIHIIN DADKA 

GUULAYSTA 


Maadama ay Guushu wax  Gaar ah tahay waxaa Gaadha oo kaliya DAD GAAR AH

balse ha walwalin xeelafahan iyo Sifooyin kani waa dabeecado aad BARAN KARTO

xataa  hadii dabeecadaha aad hada leedahay ay aad uga fog yihiin SIFOOYINKAN 


*guusha iyo dabeecadaha ay ubaahan tahay


wadada Guusha waxa dhamaad keeda oo kaliya DADKA ADAG ee Awooda

uleh inay ka Gudbaan CAQABADEHEEDA 


wadadan waxaa ka buuxa ** DIIDMO,  NIYAD JAB,  QOOMAMO,  GUUL DARO

iyu xitaa MURUGO  si aad ugaadho wadadaa DHMAADKEEDA.

waa inaad Noqotaa Qof udhoola cadeeya markuu** wajaho Guul Darooyinka** 


*GUULDARADA*waa inaad u Tix Galisaa Dhacdo caadi ah oo ka mid ah NOLOSHAADA   

waa inaanad Argagixin ama Aanad OOYIN**MARKAAD GUUK.DARAYSATO*

balse waa inaad* DHOOLA CADAYSAA OO KALIYA*  isla mar kaana aad  sii wadaa

SOCDAALAKAAGA (HA  RAJO .DHOGIN)


*DIIDMADU** waa inay noqotaa Saaxiib kugu dhow waxa laga yaaba inay 

kaa soo horjeestaan dadka kugu hareeraysan* Hadii aad SAXAN TAHAY


**MA JIRO SHARCI UYAALA DIIDMADA  dabcan waa laga yaabaa  inaad 

Guulaysato Adiga oo aan DIIDMABA   LA  KULMIN

balse hadii aad la kulanto DIIDMOOYIN WAA INAAD DHOOLA CADAYSAA


**NIYAD.JABKA

Niyad jabku waa inuu Noqdaa saaxiib kale  oo  aad leedahay** waliba hadii aad 

tahay QOF HAMI SARE LEH* sababtoo ah NIYAD JABKU wuxuu booqdaa

DADKA HAMIGA SARE LEH  in ka badan inta uu dad kale* BOOQDO*


**GUUSHU waxayt ubaahan tahay Qof A dkaysi uleh  inuu ka gudbo

NIYAD JAB KASTA oo soo wajaha  **Dib heegan galiya ciidankiisa

Diyaarsada Agabkiisa**


MAR KASTA SAMEE    FICILO  IS DABA  JOOG AH 

inta ka dibna Hore usoco intaa waxa dheer Qofka GUUSHA GAADHA 

waa qof qaada MASUULIYADA wax kasta oo ku dhacaya noloshiisa


Qofka GUULAHA GAADHA waliGii Guul darooyinkiisa kuma EEDEEYO

Nasiibkiisa Duruufaha iyo DEEGAANKA ku xeeran  BALSE WAA QOF AAMINSAN

(ALLAH) ku KALSOON  NAFTIISA isla markaana fahansan in MUSTAQBALKIISU

UU KU JIRO  GACMIHIISA 



UGU  DAMBAYNTII   **hadii aynu DHAWR ERAY kusoo KOOBNO 

GUUSHU waxay ubaahan tahay QOF UDHOOLA CADEEYA dareenada 

xun xun ee soo wajihi doona** waxayna ubaahan Tahay Qof u tix galiya 

dareenadaa xun dhacdooyin caadiya  oo NOLOSHA  ka mid.

oo aan Ufahmin MUSIIBOOYIN KA HABSADAY