The Keys to Success


inaad  noqoto qof  guulaysta  nolosha macnaheedu waa inaad 

ku guulaysato dhamaan ama inta ugu badan hadaf yadaada waa wayn


ilaa aad noqoto mid dhab Ahaan ugu qanacsan noloshiisa

sababta dad ka badankoodu  aanay  waligood guul ugaadhin  


waa iyagoo fikrado KHALDAN ka Aaminay guusha fikradahaasi oo

ka hor istaagaya inay QAADAAN  WADADA  SAXDA AH


Qoraalkan waxaan kuugu tilmaami doona .5. 

FURE OO GUUL   AAD   KU GAADHI  KARTO


ku waas oo Qof kasta oo u saamixi doona inuu gaadho hadaf yadiisa oo 

noqdo mid guulo Gaadha HADII   UU QAACO QODOBANDAN


shan sirood oo aad ku Gaadhi Hadaf kasta oo  aad Gaadh is leedahay 


01,TIRADA  ISKU  DAYGAAGA

caruurtu  waxay bartaan sida shay si saxa loogu Qabto ka dib 

markay shaygaa uqabtaan SIYAABAHA KHALDAN  OO DHAN


markasta oo ilmuhu shaygaa uqabsado si khaldan waxay ka dhacdaa

gacmihiisa waxaanu wax cusub ka bartaa sida loo qabtsado shaygaa


ka dib markuu isku dayo badan oo ku filan uu sameeyo ilmaha yari

wuxuu bartaa sida shaygaa si SAXA   LOOGU QABSADO


tan waxaa lamida Hab kasta oo wax lagu barto guulna lagu gaadhi karo

hadii aad rabto inaad GUUL GAADHO waa inaad ku tala gashaa

marar badan GUUL DARAYSATO illaa aad ka helayso 

wax kuu shaqaynaya 


02,IS  BADAL SAMEE  MAR WALBA

markaad shay ku GUUL DARAYSATO is badal samee oo badal xeeladii hore

iyo habkii hore aad RAACAYSAY iskuna day wax CUSUB ama habkii hore 

ee aad wax waday BADAL


iskuna day inaad ogaato sababta aad u GUUL DARAYSATAY si aad 

uhagaajiso wixii kaa khaldamay isku daygaaga XIGA


markasta oo ad GUUL DARAYSATO  waxaad ogaan doontaa wax cusub 

oo kaa hortaagnaa inaad GUULAYSATO


ka dib markaad tiro kugu filan GUUL DARAYSATO ugu damabaynta  

ma jiri doonaan WADAADA GUUSHA  


03,100% AAMIN INAD GAADHAYSO HADAFYADAADA

TUSAAALE:


ninkii laabada HINDISAY  ee THOMAS  EDISON ayaa waxaa la waydiiyay  sidii uu 

umaraayey inuu 1.000 jeer isku DAYO INUU laambada  HINDISO isagoo

markas GUUL DARAYSANAYA  hadana aan RAJO DHIGAYN 


isagoo Qof kastoo arkaaba ka QOSLAAYA 

waxaanu yidhi,


''markasta oo uu qof igu yidhaahdo waad ku fashilantay samaynta laambada.

waxaan ugu jawaabayay kumaan fashilmin balse waxaan ogaaday  WADO KALE

oo aanlagu samayn karin LAAMABADA,,


sidaa dar teed THOMAS EDISON waxaa uu 100% hubay inuu GUULAYSANYO

waxaanu fahmay inay ka xigaan oo kaliya WAQTI IYO ISKU DAYO BADAN 


04,BARO  SABABTA  GUUL DARADAADA

inata ugu badan dadka an GUULAHA GAADHIN waxay dareemaan 

caawimaad la.aan taasna waxaa ugu wacan sabab too ah 

ma garanayaan waxay sameeyaan si ay UGUULAYSTAAN  

una gaadhaan HADAFYADOODA


ka dib dhawr ka Guuldaro ee ugu horeeya ama Guuldarada koobaadba 

way niyad jabaan HALKII AY BARAN LAHAAYEENSABABTA KA DAMBAYSA GUULDARADOODA


markasta oo aad Guul Daraysato BARO  wixii kaa khaldamay

iskuna day inaad Raadiso xaguu khaladku ka jiro ka dibna SAX KHALADKAAS 


05,NOQO MID NIYAD AHAAN IYO NAFSI AHAANBA DIYAARSAN

dadku way ku dhaleecayn doonan wayna ka maadsan doonaan waanay

ku niyad jabin doonaan waxay shaki galindoonaan waxaad ka Aaminsa tahay

NAFTAADA waanay ku diidi doonaan 


intaa waxaa sii dheer waxa laga yaaba inaad marar badan Guuldaraysato

ka hor in aanad Guulaysan waxaanada wajihi doontaa CAQABADO BADAN


Hadii aad rabto inad Guul Gaadho waa inaad noqotaa mid waxyaabahan

oo dhan si nafsi ahaan iyo NIYAD ahba ugu DIYAARSANSAN 

oo adkaysi Uleh 

si aanay u burburin RAJADAADA IYO RIYADAADUBA 


ugu dambayn gutii iyo gunaanadkii mowduuceena 

waxan kulee yahay

''ku dhag talooyinkaa waxaanad Hubaal gaadhi doontaa GUUL.

laakiin habeeno gudahood ku dhici mayso waxanay ubaahan tahay.***


UHURITAAN **WAQTI.  DADAAL IYO  DAAL BADAN. 

BALSE  DHMAADKA  WAAD  GAADHI DOONTAA HADAFKAAGA


GUUSHUNA  WAXAY  QAADATAA  QAKHTI  WAXANAY  UBAAHANTAHAY SAMIR,,